Hoos ka dhageyso Warka Subax ee Idaacada Warsan oo aqrineyso Shukri Ismaaciil Axmed (Bidhaan)
July 2021
-
Hoos ka dhageyso qeybta 5aad Sheekada Nabada reer bernabad dagow
-
WARARKA MAANTA
Beesha caalamka oo war ka soo saaray doorashooyinka Soomaaliya
by Admin July 31, 2021War saxaafadeed ka soo baxay xubnaha beesha caalamka ayaa waxaa lagu taageeray horumarka xiligan laga sameeyay hirgelinta heshiisyadii doorashooyinka ay madaxda qaranka ku gaareen magaalada Muqdisho. “Saaxiibbada Caalamku* waxay soo…
-
Hoos ka dhageyso Warka Fiidnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/raxman Axmed MAxamed (Oday)
-
Hoos ka dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinayo C/llahi Nuur Aadan (Jecelow)
-
Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Maxamed Iidow Shariif (Happy)
-
WARARKA MAANTA
Dhageyso:-Dood ku saabsan arimaha dib u heshiisinta, Fadaraalka iyo si hufan u adeegsiga Baraha bulshada+Sawiro
by Warsan Radio July 30, 2021Tababar ku saabsan dibuheshiisiinta, Federaalka iyo si hufan u adeegsiga baraha bulshada ayaa Arbacadii ka furmay Magaalada Baydhabo ee Gobalka Bay, waxaana soco dey ilaa Jimcaha maanta. Tabobarka waxaa fulinayay…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisal Wasaare Rooble oo bogaadiyay doorashada ka dhacday Kismaayo
by Admin July 30, 2021Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa soo dhaweeyay doorashada ka dhacday Magaalada Kismaayo ee lagu soo doortay afar ka mida Senatorada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya. Ra’iisal Wasaaraha…
-
WARARKA MAANTA
Ra’iisal Wasaaraha Somaliya oo la kulmay Ra’iisal Wasaaraha UK
by Admin July 30, 2021Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa Magaalada London kula kulmay Ra’iisal Wasaaraha UK, Boris Johnson. Ra’iisal Wasaare Rooble ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Facebook waxaa uu ku sheegay…
-
Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland ayaa u codeeyay afar xubnood, oo ka mid noqonaya Senatorada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Somaliya. Senatorada lagu doortay Magaalada Kismaayo waa kuwii uu toddobaadkan liiskooda soo…

