Hoos ka Dhageyso Warka Caawa ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
2021
-
Hoos ka dhageyso Warka duhurnimo ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Guddiyada doorashada oo dacwad culus u gudbiyey Rooble iyo Maamul Goboleedyada
by Admin December 20, 2021Guddiyada doorashoyinka heer Maamulgoboleed (SEIT) iyo heer Federaal (FEIT) ayaa dacwad u gudbiyey Ra’isulwaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo madaxda maamul Goboleedyada Soomaaliya. Labada guddi ayaa sheegay in si aan…
-
WARARKA MAANTA
Gabadh Somaali ah oo kamid noqotay dadka kusoo baxday bilada weyn ee shaqsiga sanadka magaalada Oslo
by Admin December 20, 2021Faa`isa Warsame oo gudoomiyaha ururka Håp kompetanse ee ka dhisan xaafada Tøyen ee magaalada Oslo ee dalka Norway, ayaa kamid noqotay lix qof oo isugu soo haray ku guuleysiga bilad-sharafta…
-
WARARKA MAANTA
Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo hambalyo u diray Ciidanka Booliska Soomaaliyeed
by Admin December 20, 2021Wasiirka Wasaaradda Amnig Gudaha Xukuumadda Faderaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa Qoraal u soo dhigay Bartiis Tweeter ugu hambalyeeyay ciidanka Booliiska soomaliyed oo maanta u dabbaaldagayo sanad guuradii 78aad…
-
Barnaamijka Arimaha Bulshada ayaa ah Barnaamij aan ku soo Qaadano arimaha Dhalinyarada, Beeraha, Haweenka, Fanka iyo Suugaanta, Waxbarashada, Caafimaadka iyo Dhacdooyinka, maalin kasta 09:00 am ilaa 04:00 am ayaa ka…
-
WARARKA MAANTA
Al-Shabaab oo shaacisay inay la wareegtay deegaan u dhow garoonka Kismaayo
by Admin December 20, 2021Wararka laga helayo gobolka Jubbada Hoose ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta xubno ka tirsan Al-Shabaab ay gudaha u galeen deegaanka Yaaq-Raar oo u dhow garoonka diyaaradaha ee magaalada…
-
WARARKA MAANTA
Wiil iyo Aabihiis oo sabab yaab leh loogu dilay gobolka Hiiraan
by Admin December 20, 2021Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in maanta maleeshiyaad hubeysan ee dilal qorsheysan ka geysteen deegaano hoostaga degmada Matabaan oo ka tirsan gobolkaasi. Dilalka ayaa…
-
WARARKA MAANTA
Villa Somalia oo beenisay inay heshay drones-ka Turkiga ee TB2
by Admin December 20, 2021Madaxtooyada Somaliya ayaa beenisay warka sheegaya inay dalka Turkiga ka heshay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee dalkaasi farsameeyo. Horaantii bishan ayuu soo baxay warka sheegaya in Dowladda Turkiga ay Dowladda…
-
WARARKA MAANTA
Madaxweyne Farmaajo Oo Kala Hadlay Madaxweynaha Golaha Madaxtooyada Liibya Soomaalida Ku Xiran Liibya
by Admin December 20, 2021Madaxweynaha muddo xilleedkiisu dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan la yeeshay Madaxweynaha Golaha Madaxtooyada Dalka Liibiya Mudane Maxamed Yuunis Al-menfi iyagoo ka wadahadlay xiriirka labada dal. Kulankan ayaa si weyn…

