Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid Axmed Ibraahim (Rashka Boy) Dhageysi wanaagsan
2021
-
WARARKA MAANTA
Akhriso:-Hawlgalka Midowga Afrika Ee Soomaaliya Oo La Kordhiyay
by Warsan Radio December 21, 2021Golaha Ammaanka ee Qarmada Midoobay ayaa muddo saddex bilood ah ku kordhiyay howlgalka midowga, taas oo ah wakhti siineysa wadahadalka dib u habeynta howlgalkaas. “Iyada oo xaaladda Soomaaliya ay weli…
-
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duwa Caasimadda Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa sheegay in waqtigaan lagu jiro xilli siyaasadeed oo ay socdaan howlo doorashooyin ah, isaga oo u jawaabay Midowga Musharrixiinta.…
-
WARARKA MAANTA
Dowladda Mareykanka oo ku baaqday in la joojiyo xiisadda dagaal ee Boosaaso
by Warsan Radio December 21, 2021Dowladda Mareykanka ayaa ku baaqday in la joojiyo xiisadda dagaal ee Booaaaso, lana wada hadlo,islamarkaana aan la aqbalin karin xaaladda ha ka taagan Magaalada Boosaaso. Warsaxaafadeed kasoo baxay Safaaradda Mareykanka…
-
Hoos ka Dhageyso Warka Caawa ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
Hoos Ka Dhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
-
WARARKA MAANTA
Alshabaab Oo Xalay Weerar Ku Qaaday Saldhig Ku Yaal Magaalada Baydhabo
by Admin December 21, 2021Waxaa soo baxaya warar dheeraad ah oo la xiriira dagaal xalay ka dhacay magaalada Baydhabo oo ay ku sugan yihiin mas’uuliyiin uu ka mid yahay ra’iisul wasaare Rooble. Wararka ayaa…
-
Madaxweynaha muddo xileedkiisu hamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qaabilay Dhakhaatiir Soomaaliyeed oo ka tirsan Isbitaalka Tababarka iyo Cilmibaarista ee Erdogan Muqdisho, kuwaas oo takhasus sare ku qaadanaya isbitaallada dalka Turkiga.…
-
Dagaal culus ayaa ka socda magaalada Boosaaso ee gobolka Bari, kaasoo u dhaxeeya ciidanka Puntland iyo kuwa PSF ee ka amar qaadata Agaasimihii xilka laga qaaday Gen. Maxamuud Cismaan Diyaano.…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya C/Rashid Axmed…

