Hoos ka dhageyso Ku celiska Barnaamijka Beeraha oo looga hadlaayo sida fiican ee wax loo beerto.maanta barnaamijka waxn aga hadleynaa beerashada Dalagyada oo ay ka mid yihiin Galeyda,Misagada,Digirta iyo Faa’idada ay uleeyihiin Nolasheena.Barnaamijka Waxaa soo saartey Hayada Qaramada Midoowe uqaabelsan Cunada iyo Beeraha ee FAO iyo Idaacada Warsan
2021
-
Hoos kadhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Cabdullahi Nuur Aadan (Jeceloow)
-
Hoos ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Maxamed Cabdiraxmaan Cabdulle (Maleele) Dhageyso : Warka Duhur ee Idaacada Warsan was last modified: December 22nd, 2021 by Warsan…
-
WARARKA MAANTA
Kooxda TPLF oo dowladda ku eedaysay inay weerar kusoo qaaday gudaha degaanka Tigray
by Admin December 22, 2021Afhayeenka kooxda TPLF Getachew Reda ayaa dowladda Itoobiya ku eedeeyay inay weeraro ku qaadeen qaybo kamid ah gobolka Tigray, isagoo xusay in laga soo weeraray saddex aag oo ay ku…
-
English news
Final year medical student shot by a policeman dies in Mogadishu
by Admin December 22, 2021A medical student in her final year who was shot by a policeman in a continuing streak of civilian killings by security forces in Mogadishu has succumbed to her injuries…
-
Wasiirka Amniga Puntland Cabdisamad Maxamed Gallan ayaa sheegay inay diyaar u yihiin xabad joojin ka dhaqan gasha magaalada Boosaaso. Cabdisamad Maxamed Gallan Wasiirka Amniga Puntland oo shir jaraa’id qabtay ayaa…
-
Nabadoon iyo Imaamaan Masjid oo xalay lagu diley Afgooye Nabadoon Cismaan Cabdi Saalax iyo Sheekh C/llaahi Axmed Caliyow ayaa dabley hubeysan si kala gaar ah ugu dishey magaalada Afgooye ee…
-
WARARKA MAANTA
Taliska ciidanka Gorgor oo sheegtay iney la wareegeen deegaano hoostaga degmada Awdheegle
by Admin December 22, 2021Taliska ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan guutada Gorgor ayaa sheegtay iney la wareegeen deegaano dhowr ah oo hoostaga degmada Awdheegle ee gobolka Sh/hoose, kadib howlgalo saacadahii lasoo dhaafay ay…
-
WARARKA MAANTA
Soomaaliya iyo Talyaaniga oo kala saxiixday Heshiis Is-afgarad ah oo ku saabsan waxbarashada
by Admin December 22, 2021Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa magaalada Rome waxa uu Heshiis Is-afgarad ah (MoU) kula saxiixday Madaxweynaha Hay’adda Med-Or Leonardo Foundation Marco Minniti, si loo xoojiyo xiriirka iyo…
-
WARARKA MAANTA
Inka Badan 160 Tahriibayaal Ah Oo Ku Geeriyootay Xeebaha Dalka Libya
by Admin December 22, 2021In ka badan 160 tahriibayaal ah ayaa ku qaraqmay laba doon oo ay saarnaayeen dad tahriibayay xeebaha dalka Liibiya todobaadkii la soo dhaafay, sida ay sheegtay sarkaal ka tirsan hay’adda…

