Hoos ka dhageyso Warka cawa ee idacada warsan oo Aqrinayo Wariye Yusuf Sheikh Aadan (Qalinle)
2021
-
Hoos kadhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo WariyeYusuf Sheikh Adan (Qalinle)
-
Hoos ka Dhageyso Barnaamijka Bandhiga ee Idaacada Warsan oo soo jeedinayo Wariye Cabdiraxmaan Maxamed (Odey)
-
WARARKA MAANTA
Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii ka dhacay Boosaaso
by Warsan Radio December 23, 2021Dagaal ayaa markale xalay waxaa uu ka dhacay Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari, kaas oo u dhaxeeyay Ciidamada ka amar qaata Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni iyo kuwa…
-
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika ee loo yaqaano Africom ayaa ka hadlay dagaalka ka socda Boosaaso ee u dhaxeeya Ciidamada Puntland & kuwa PSF. Taliska Africom ayaa sheegay in ay…
-
WARARKA MAANTA
Farmaajo oo kulan la qaatay Madaxda Maamulka & laamaha Amniga G/Banaadir
by Warsan Radio December 23, 2021Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Booliska iyo Nabad Sugidda, Guddoomiyeyaasha iyo Taliyeyaasha Degmooyinka iyo deegaannada…
-
Hoos ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yusuf Sheikh Adan (Fiigsane)
-
WARARKA MAANTA
Farmaajo oo ku baaqay in shuruud la’aan lagu joojiyo dagaalka Boosaaso
by Warsan Radio December 23, 2021Warsaxaafadeed kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhamaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu ka tiiraanyaysan yahay shaqaaqada iyo dagaalka ka socda magaalada Boosaaso,…
-
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
-
WARARKA MAANTA
Shacabka Mareykanka Oo Si Bilaash Ah Ku Heli Doona Qalabka Baaritaanka Caabuqa Omicron
by Warsan Radio December 22, 2021Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in 500 oo milyan oo qalabka baaritaanka ah si bilaash ah loogu qeybin doono shacabka, arrintaas oo qayb ka ah tallaabooyinka cusub ee…

