
Shirka isgaarsiinta somtel oo hadiyado kala duwan gudoonsiisey macaamiisheeda baay i bakool
Hoos ka dhageyso warka caawa ee Idaacad warsan oo aqrinaayo Wariye Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
Hoos kadhageyso Warka Galab ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Maxamed Abdiraxman Abdulle (malela)
Hadal ka soo baxay ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee QM, ahna Isku-duwaha Gargaarka Bani’aadantinimo ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Adam Abdelmoula, oo uu kaga hadlay xaaladda…
Qoyska Ikraan Tahliil oo ka tirsaneyd Hay’adda NISA oo muddo dhowr bilood ah la la’yahay ayaa ka jawaabay hadalkii Xeer ilaalinta Maxkamadda Ciidamada ee kiiskaas looga fogeeyay Saraakiisha Hay’adda Nabadsugida…
Waxaa Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ka dhaqan gashay xabad joojintii la kala dhex-dhigay Ciidamada Puntland iyo kuwa PSF ee mudada Saddexda Maalinta ah ku dagaalamayay Magaalada Boosaaso. Isimada…
Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaal Ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya ku dhexmaray degmada Matabaan oo ka tirsan Gobolka Hiiraan. Dagaalka ayaa waxaa uu…
Guddiga Hirgelinta doorashada heer dowlad Goboleed ee Maamulka Jubbaland ayaa shaaciyay qabashada doorashada lix kursi iyo jadwalkooda oo ah xilliga la qabanayo. Kuraasta ay Jubbaland doorashadooda qabaneysa oo ah kuwii…
Hoos Ka Dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinaayo Wariye Yuusuf Sheekh Aadan (Yuusuf Qalinle)
Baydhabo-{WMN}-Barnaamijka Kulanka Warsan waxaad Caawa kaga boganidoontaan Wareeysiyo aad xasaasi u ah, khudbadiha shirarkii maanta Madaxda Somaliya ay ku qabteen Dalka iyo dibadiisa. waxaa Caawa soo saarey soona jeedinaaya Wariye C/rashiid…
