Hoos ka dhageyso Warka Duhur ee Idaacada Warsan oo aqrinayo Yusuf Sheekh Aadan (Qalinle)
December 17, 2022
-
WARARKA MAANTA
Shaqaalaha dowladda Mareykanka oo laga mamnuucayo isticmaalka TikTok
by Warsan Radio December 17, 2022 -
-
WARARKA MAANTA
Wasiir Janan oo faahfaahiyay sababta ay u tageen Gedo
by Warsan Radio December 17, 2022 -
WARARKA MAANTA
Ururka Midowga Yurub oo ugu hanjabay shirkadda Twitter-ka cuna qabateyn
by Warsan Radio December 17, 2022 -
Hoos ka dhageyso Barnaamijka Hampalyada Iyo salaamaha ee Idaacada Warsan oo caawa idin soo jeedinaayo Wariye Mohamuud Nuunoow (Jiijoow). Dhageyso: Barnaamijka Hampalyada Iyo salaamaha was last modified: December 17th, 2022…
-
WARARKA MAANTA
Mahad Salaad oo taliye cusub u magacaabay Nabadsugida Gobolka Gedo
by Warsan Radio December 17, 2022Agaasimaha Guud ee Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee Soomaaliya Mahad Maxamed Salaad ayaa Taliyaha cusub ee Hay’adda NISA u magacaabay Jeneral Jamaal Xasan Sarey oo ka tirsan kumaandooska ciidamada…
-
WARARKA MAANTA
Taliyaha Ciidanka lugta oo gaaray degaanka Guulane kulamada billaabay
by Warsan Radio December 17, 2022Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Jeneraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa maanta gaaray degaanka Guulane oo hoos taga degmada Aadan-yabaal ee gobolka Shabeellada Dhexe, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Agaasime…
-
WARARKA MAANTA
Wasiirkii hore ee Amniga Jubbaland & Sanoter fartaag oo gaaray Beled-Xaawo
by Warsan Radio December 17, 2022Waxaa Maanta degmada Beled-Xaawo ee Gobolka Gedo muddo kadib gaaray Wasiirkii hore ee Amniga dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) iyo Sanoter Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil ( Fartaag). Mas’uuliyiintan ayaa…
-
WARARKA MAANTA
SAWIRO:-Ciidamada dowladda iyo kuwa ATMIS oo howlgal wadajir ah sameeyay
by Warsan Radio December 17, 2022Ciidamo katirsan kuwa Nabadsugida Soomaaliya iyo Ciidamada Burundi eek amid ah howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ayaa howlgal wadajir ah waxaa ay ka sameeyeen duleedka Magaalada jowhar ee caasimadda Hir-Shabeelle.…

